berberatoday.com
Wasiir Faratoon oo Tagay Shirka Hoggaamiyeyaasha Afrika uga Furmay Dalka Niger
July 8, 2019 - Written by admin

Niamey(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa gaadhay Niger ee galbeedka Afrika, halkaasi oo uu ka furmay shir ay yeesheen Hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Niger Mr. Ibrahim Yacoubou iyo masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Xukuumadda Niger ayaa qaabiley Wasiir Faratoon markii uu gaadhay caasimadda Niamey maanta.

Warku wuxuu intaas ku daray in Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland uu shir doceedyo kala duwan la yeelan doono masuuliyiinta Midowga Afrika ee shirkaas ka qaybgalay.

Shirkan Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa muddada uu socdo lagu wadaa inay ka wada In lagu dhaqan geliyo qorshaha lagu asaasayo suuqa xorta ah ee Ganacsiga dalalka Qaaradda Afrika ee loo soo gaabiyo (AfCFTA).

Waxa kaloo shirku dejinayaa halka fadhigoodu noqon doono guddida Midowga Afrika u qaabilsan suuqa xorta ah ee ganacsiga Afrika.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews