Daawo Muuqalka”Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryayta Somaliland Oo Maalintii Sadexaad Laascanood Ka Wada Qorshaynta Magaalada! L
July 12, 2019 - Written by admin
Laascanod(Berberatoday.com)-Wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland oo uu horkacayo wasiirka wasaaradu iyo masuuliyiinta gobolka sool ayaa maalintii sedexaad magaalada laascanood ka wada qorshaynta magaalada town plane
Wasaarada hawlaha guud ayaa saaka dumisay dhismayaal ay kusoo hagaagtay wado samayntu
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan