Madaxweyne Muuse Biixi Oo Talaabo La Yaableh Qaaday, Casuumad Uu Gurigiisa Ku Sameeyey Iyo Ujeedada Uu Ka Lahaa
July 12, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi ayaa maanta gurigiisa ku sameeyay casuumad nooceedu ku cusub yahay madaxda somaliland oo kulmisay xubno ka mid ah haldoorka shacabka
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa casuumada ku soo martiqaaday odayaal iyo haldoor ka soo kala jeeda guud ahaan beelaha somaliland kuwaas oo qaarkood ka yimaadeen gobolada dalka