berberatoday.com
Markab Xoolo Ka Qaaday Dekeda Berbera Oo Dawlada Sucuudigu Dajintiisa Ku Xidhay Warqad Dawlada Xamar Muqdisho Kasoo Bixin Doonto Iyo Xoolihii Oo Markabkii Xaniban
July 12, 2019 - Written by admin

Jeddah(Berberatoday.com)-Markabka Mv FAHAD Oo Dekadda Magaalada Berbera Ka qaaday Xoolo dhan 19,633 neef oo adhiya Ayaa Dawlada Sucuudigu ku xidhay Dajinta Xoolaha Saaran Markabkaasi Warqad Fasaxaad ah oo lagaga Rogi lahaa taas oo ay soo qorayso Dawlada Muqdisho ka Arrimisa Ee Madaxweyne Farmaajo.

Markabkan 3 habeen kasii maqan Dekadda Berbera Ayaa Maanta ku xidhay Dekadda Jeddah Ee dalka Sucuudiga, waxaa dajinta Xoolaha ka dhoofay Berbera ay Dawlada Sucuudigu ku xidhay inuu Fasaxaad kasoo qaato Muqdisho waxaanay sheegayaan wararka Aanu ka helayno gacacsatada Xoolaha Saartay markaasi tibaaxayaan inuu Markabku La Saaray Cawskii Xoolaha Dib loogu soo celinayo Dekada Berbera,

islamarkaana Ay Socoto Waan waan la xidhiidha sidii loo dajin lahaa xoolahaasi mooshinka Xajka Ee Berbera ka dhoofay, waxaanay sidoo kale tibaxeen xogohu in haddii ay suurto galiwaydo Dhaqdhaqaaqa lagu Rogayo Xoolahaasi uu Markabka Sidaa Dib ugu soo noqon doono Dekada uu ka dhoofay Ee Magaalada Berbera.

Geesta kale Ganacsade Ali Dahir Camuud oo Kamida ganacsatada Xoolaha Ayaa qoraal uu ku qoray Bartiisa Facebook aya sheegay in Lasoo Celiyey Markabkii Xoolaha ka qaaday Dekadda Berbera

Xukuumada Somaliland Ee uu Hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ayaa ilaa hadda ka Hadal Wararka Is Khilaafsan Ee kasoo baxaya Markabka Mv Fahad Ee Xoolaha ka qaaday Dekadda Berbera

 

Ahmed Siciid Mohamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews