Shacabka Ku Dhaqan Ceerigaabo Oo Ka Hadlay Rabshadihii Shalay ka Dhacay Magaalada, Xukuumadana ku Eedeeyay Waxka Qabasho La,aanta Colaada Ceel-Afwayn, H
July 12, 2019 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Qaarkamida dadwaynaha ku dhaqan magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay gudaha magaalada.
