berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Markab Xoolo Ka Qaadey Dekeda Berbera Oo Sucuudiga Ku Xayiran
July 13, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada xanaanada Xoolaha Somaliland Xassan Maxamed Gaafaadhi ayaa waxaa uu cadeeyey in markab Somaliland  xoolo nool ka qaadey afar cisho ka hor uu ku xayiran yahay  Dekada Magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga , kadib markii dawlada Somaliya ay cabasho ka gudbisay isla markaana Dekada Berbera ka shiraacdey oo ay Somaliya dooneyso in ogolaansho ay iyadu bixiso xoolaha Somaliya ku dhoofaan

Wasiirka ayaa ku hanjabey hadii arintaasi xal loo waayo in ay Somaliland raadsan doonto suuqyo kale oo ay xoolaheeda u dhoofiso

Sidoo kale Wasiir Gaafadhi oo Ilaysnews.com su,aal ka weyday xaalada Colaada  Ceel Afweyn ka soo cusboonaatey   isla markaana waxaa uu  ka gaabsadey in uu arintaasi wakhtigan ka jawaabo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/4Xd3oMclnJc

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews