“Waa In Talaabo Laga Qaado Cidkasta Oo Hurineysa Colaada Ceel-Afwayn” Xildhibaan Dayib Xasan Boobe”Daawo Muuqal
July 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland xildhibaan dayib ayaa xukuumada ugu baaqay in talaabo ay ka qaado cidkasta oo hurinaysa colaada deegaanada ceel afwayn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
Berberatoday.com