Daawo Muuqalka”Dadwayne Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Qoyska Madaxwayne Biixi Oo Ay Sheegeen In Ay Ku Haystaan Dhulka Ay Degan Yihiin!
July 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqolaal kamida qoysaska degan Agagaarka Huteelka Grand Hadi Ee galbeedka Hargaysa Amaba Buurta kala jeexan ee kaantaroolkii hore ayaa markale cabasho xoogan ka muujiyay qoyska madaxwaynaha somaliland oo ay sheegeen in ay ku haystaan dhulka ay degan yihin oo mudo dheer ay ku dhaqnaayeen,

