“Dariiq Kasta Oo Aynu U Marayno Aqoonsigeena Weynu U Maraynaa, Albaab Kastana Weynu U Garaacayna…” Wasiir Faratoon
July 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa sheegay in xidhiidhka ay la yeelanayaan Wadamada kale ee Caalamka in aanay u daba fadhiisan doonin uguna amar qaadan doonin Dawladda Somaliya, waxaanu Beesha Caalamka ugu baaqay inay Somaliland aqoonsi buuxa siiyaan.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn isagoo ka hadlaya Somaliland iyo Xidhiidhka Caalamka ayaa yidhi