Daawo Muuqaal Laga Soo Duubay Markabkii Xoolaha Siday Ee Ku Xayirnaa Dekeda Jeddah Iyo Xaalada Xoolaha Saaran Oo Halisku Jirta
July 16, 2019 - Written by admin
Jeddah(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaal Laga Soo Duubay Markabkii Siday Xoolaha Oo Weli Ku Xayiran Dekeda Jeddah Iyo Xaalada Xoolaha Saaran Oo Halisku Jirta.
Sidoo kale waxa muuqalkan Ka Muuqda mid kamida Wakiilada Markab iyo shaqaalaha markab oo Caws udaadinaya Xoolaha Markabka Saaran