berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Oo Meel Xasaasiya Maraya Iyo Xildhibaano Badhashaabka Ku Eedeeyay In Aanu Dhex U Ahayn!
July 16, 2019 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley ayaa sii xoogaysanaya kadib markii fadhi ay maanta iskugu iman lahaayeen uu badhasaabku Baajiyay iyaga oo ku eedeeyay in aanu dhex ka ahayn khilaafka golaha oo dhawaan wasaarada arimha guduhu uxil saartay xalintiisa,

Xildhibaanada golaha deegaanka Ee iyagu wada mooshinka xilka lagaga qaaday maayarka Gabiley oo warbaahinta la hadlay ayaa badhasaabka gabiley ku sheegay In uu noqday Afhayeenka maayarka islamarkaana aanu ahayn masuul dhex unoqon karaya khilaafka golaha iyo xal uhelida Khilaafka golaha deegaanka,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews