berberatoday.com
Pakistaan Oo Dib Ugu Furtay Hawadeeda Diyaaradaha Rakaabka Ee Dalka Hindiya
July 16, 2019 - Written by admin

Karchi(Berberatoday.com)-Pakistaan ayaa si rasmi ah dib ugu furtay hawadeeda diyaaradaha rayidka dalkaas ku dhawaad shan bilood oo ay hawada xirneyd markii uu khilaaf soo kala dhexgalay dalka deriska ay yihiin ee Hindiya.

Xiritaanka hawada ayaa waxay shirkadaha duulimaadyada Hindiya ku khasabtay inay adeegsadaan malaayin doolar si diyaaradahooda meelo kale ay u mariyaan.

Shirkadda ay dowladda leedahay ee Air Hindiya ayaa waxaa soo gaaray khasaaraha ugu weyn.

Pakistaan ayaa hawadeeda ka xiratay diyaaradaha Hindiya kaddib markii Hindiya ay qaadday howlgal ay ku tilmaantay mid lagu duqeynayo xeryaha argagixisada ee Balakot.

Weerarka Hindiya ayaa waxaa uu ahaa mid ay uga falcelinayeen weerarkii lagu dilay ciidammadeeda oo gaarayay in ka badan 40 oo ku sugnaa gobolka Kashmiir

Kulanti wacan akhyaarta halkan nagala socotaay kusoo dhawaada tebinta tooska ah oo aan idiin kuugu soo gudbinno wararkii ugu dambeeyay soomaalida iyo caalamka.

Waa maalin talaado ah taarikhda waxay ku beegan tahay 16-ka bisha Luulyo sannadka 2019-ka

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews