Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Oo Markale Weerar Ku Soo Ganay Somaliland
July 16, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ka hadashay tallaabadii ay xidhiidhka ugu jartay dalka Guinea ee Galbeedka Afrika taas oo ay tilmaantay in ay roog cas u dhigeen hoggaamiye Soomaaliya kala goynaya.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa mar kale erayo adag u isticmaalay dawlada somaliland oo uu weerar afka ku soo qaaday mar kale.
Wasiirka oo la waydiiyay sababta ay Gini xidhiidhka ugu jareen ayaa ku jawaabay sidan