berberatoday.com
Markabkii Xoolaha Ka Qaaday Dekeda Berbera 10 Maalmood Ka Hor Weli Waa Ku Xanibanyahay Dekeda Jeddah Lamana Rogin
July 17, 2019 - Written by admin

Jeddah(Berberatoday.com)-M/v Fahad Oo ah Markabkii Xoolaha ka qaaday Dekadda Berbera Ayaa Wali ku Xaniban Dekada Jeddah Ee Dalka Sucuudiga Kaas oo Xoolihii Saarnaa aan Wali laga Rogin Xaaladooda laga dayrinayo,

Mid kamid Shaqaalaha Xoolaha Ee Markabkaasi Saaran Waxa uu ii xaqiijiyey In Loo Maaro waayey dajinta Xoolaha Saaran Markabkaasi
Waxaanay u xaniban yihiin Warqadii Dhakhtarka iyo Rugta Ganacsiga Somaliya oo Dawlada Fadaraalku ku xidhay In Xoolaha ka dhoofaya Dekada Berbera Ay Sitaan , taa badalkeeda Markabkani Sito Warqadaha Caafimaadka Xoolaha iyo Rugta Ganacsiga Somaliland oo hore loogu dajin jirey balse Xiligan in lagu dajiyo ay mamnuucday Dawlada Muqdisho.

Geesta kale Ku dhawaan 61000 Neef oo Xoolo ah ayaa hadda lagu Caafimaadiyey Maxjarka Aljaabiri Ee Magaalada Berbera waxaana haabada Berbera u taagan Markabkii u qaadi lahaa Sucuudiga oo xiligan uu ku xaniban yahay Markabkii hore ,waxaana iswaydiintu tahay iyadoo markabkii hore taagan yahay Jiddah oo aan la rogin Xoolihii hore Sababta lagu Rarayo Xoolaha Dambe ?

 

 

Ahmed Sa’eed Mohamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews