berberatoday.com
Akhriso”Sababaha Keenay Inuu Sucuudigu Laalo Shuruudii Xoolaha Berbera Ka Dhoofaya Ay Ku Xidhay Dawlada Farmaajo Waraaqaha Caafimaadka Iyo Ganacsiga
July 19, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Amar kasta Oo Dawlada Madaxweyne Farmaajo Ku Soo Rogtay Xoolaha Ka Dhoofaya Dekadda Berbera waxa Buriyey oo Meesha ka saaray Dawlada Sucuudiga, kadib markii ay Garwaaqsatay Inaanay gabi ahaanba Dawlada Farmaajo ku lahayn Magaalada Berbera Xafiisyo Sharci oo laga goosto waraaqaha ay shuruudaha uga dhigeen Xoolaha Berbera ka dhoofaya , taas oo Meesha ka Saartay inuu Sucuudigu Xoolaha ku Xidho waraaqo iyo Xafiisyo Tuugo oo aan lagu Kalsoonayn Caafimaadka Xoolaha ay soo jarayaan.
Waxaanay Xooluhu kaga baxayaan Dekada Berbera Waraaqaha Caafimaadka Xoolaha iyo Ganacsiga Somaliland .

Dadaalkaasina Waxa Mahadiisa iska leh Ganacsatada Xoolaha Somaliland oo Siweyn Fariintaasi gudbinteeda ugu dhabar adaygay.

Ahmed Sa’ed Mohamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews