Daawo Muuqalka” Haay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Imtixaan ka Qaaday Shaqaale Cabasho ka Qabay Wasaarada Xanaanada Xoolaha
July 19, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hayada shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa imtixaanka ka qaaday 27kamid ah shaqaale tambareeri ku joogay wasarada xanaanada xoolaha kuwaasi oo dhawaan cabasho ka muujiyay habdhaqanka masuuliyiinta wasaarada
Gudoomiyaha haayada shaqaalaha ayaa isagu goob joog ka ahaa imtixaanka laga qaadayay ardaydan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan