Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Oo La Kulmay Madax Katirsan Haayadaha Amaanka Dalka Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
July 19, 2019 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada isgadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi JIbriil oo safar shaqo ku jooga dalka ingiriiska ayaa kulamo kala duwan la qaatay madaxda haayada amaanta dalka Uk Iyo siyaasiyiin kale kuwaasi oo ay wada hadleen arimo khuseeyay xidhiidhka labada dal iyo sidii looga wada shaqaynlaha arimaha abniga,
