“Muuse Safarrada Dibadda Ha Badiyo Si Farmaajo U Xanaaqo,” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir”Daawo Muuqal
July 21, 2019 - Written by admin
“Muuse Safarrada Dibadda Ha Badiyo Si Farmaajo U Xanaaqo,” Sul Maxamed
Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyey talooyin ku waajahan qadiyada madax banaanida Somaliland.