berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sheegay In Aanay Doorasho Qabsoomay Wakhtigii Loo Mudeeyay+Sobobta!
July 22, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ee badi ka faalooda siyaasada guud iyo ariaha carabka ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanka oo wakhtigii loo mudeeyay ay durba kaabiga soo saran tahay wali uu taagan yahay khilaafka udhexeeyay asxaabta iyo xukuumada ee dhinaca koomishanka doorayooshinka

Siyaasi cabdiraxmaan cadami ayaa dhaliilay Asxaabta iyo xukuumada isaga oo ku eedeeyay in ay lumiyeen farsadii doorasho lagu gali sanad iyo badhna ay bulshada isku dul haysteen

Dhanka siyaasi cadami ayaa  ka hadlay gudi midowga yurub oo wakhtigan dhexdhexaadinaysa xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isaga oo sheegay in aanay marnaba suurto gal ahayd in doorashadu qabsoonta xataa hadii ay heshiiyaan asxaabtu

 

 

 

 

 

Berberatoday,com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews