Kenya”Wasiirka Maaliyada Oo Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq Xabsina Loogu Hanjabay
July 22, 2019 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Dacwad oogaha guud ee Kenya ayaa maanta shaaciyay in wasiirka maaliyadda ee waddankaasi Henry Rotich, la xidhi doono si loogu maxkamadeeyo eedo musuq-maasuq oo loo haysto.
wasiirka iyo saraakiil kale oo la eedaysan ayaa loo haystaa in ay musuq maasuqeen lacag loogu talo galay laba Biyo xdiheen oo Kenya laga hirgelinaayo.
Wasiirku wuu beeniyay in uu sameeyay wax isdabomarin ah intii labada mashruuc socdeen.
Hassan Galaydh