Safiirka Midowga Yurub Uqaabilsan Somaliland Iyo Somaaliya Oo Booqday Xarunta Hay’adda Shaqadoon Ee Magaalada Hargaysa.
July 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka midowga yurub uqaabilsan Somaliland iyo somaliya oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa booqasho ku tagay xarunta haayada maxaliga ah ee shaqadoon.
