Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Faah Faahin ka Bixiyay Xeerka Ismaamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Golaha Wakiiladu Ansixiyeen! H
July 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kuxigeenka xafiiska qareenka guud ee qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka ee shalay golaha wakiladu ansixiyeen kaasi oo siyaabo kala duwan loogu turjumay bulshada ,
Qareen kuxigeenka guud ee qaranka ayaa cadeeyay in aanay jirin wax degmo ah oo darajada loo kordhiyay iyo mid laga dhimaytoona
Halkan ka Daawo Wuuqaalka warkan