Daawo Muuqalka”Diyaarado Calaami Oo Duulimaad Ka Bilaabi Doona Madaarka Hargeysa
July 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaarka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa dhawaan si rasmi ah duulimaad uga bilaabi doona diyaarado caalami ah oo ay ka mid yahiin Turkish Airline iyo Kenya Airways .
Waxaana sidaas warbaahinta u sheegay maamulaha Madaarka Hargeysa Md Maxamed Xussen Jaamac , waxaana sidoo kale uu ka war bixiyey horumarka iyo adeeg-yada uu Madaarkaas shacabka u qabto
Halkan Hoose Ka Daawo War Bixin Aanu Ka Diyaarinay