berberatoday.com
“Waa Dhici Kartaa In Arrinta Iran Lagu Xalliyo Dagaal Ama Wada-Hadal.. “ Madaxweyne Trump
July 23, 2019 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Istaraatijiyadda Mareykanka ee ku wajahan Iran ayaa u muuqata mid jahwareersan, iyadoo ay u muuqato in Washington ay ka sii yaraanayaan doorashooyinkeeda ku aaddan inay ka fogaaato isku dhacyo.

Madaxweyne Trump ayaa sheegey in labada doorasho ee kala ah dagaal ama wada-hadal, ay suuragal tahay in mid kaste uu dhici karo.

Mar la weydiiyay Isniintii meesha uu Mareykanka u jiheysanaayo, wada hadal ama dagaal, ayuu Trump ku jawaabay, in ay caadi la tahay haddii mid ka mid ah uu dhaco.

Trump ayaa cuna qabateyn saaray dalka Iran, isagoo dhowr jeerna ugu baaqay inay miiska wada hadalka soo fariistaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews