War Deg Deg Ah”Ingiriiska Oo Raysal Wasaare Cusub Yeeshay, Madaxweyne Donald Trump Iyo Midawga Yurub Oo Ka Hadlay
July 23, 2019 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Xoghayihii arimaha dibada Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku guulaystay inuu noqdo raysal wasaaraha cusub ee dalkaasi.
Doorashadii ugu dambaysay ee xisbiga Conservatives ku dooranayey hogaankiisa ayuu ka helay Mr Boris Johnson helay 66% taas oo uu kaga guulaystay murashaxii la tartamayey ee Jeremy Hunt.
