berberatoday.com
Israel Oo Gantaallo Ku Duqeysay Suriya
July 24, 2019 - Written by admin

Suriya(Berberatoday.com)-Wakaaladda wararka Suuriya ayaa sheegtay in milatariga Israil ay xalay saqdi dhexe kaddib gantaallo ku weerareen saldhigyo millatari oo ay ciidamada dowladda Suuriya ku leeyihiin Koofurta Suuriya.

SANA waxay ku warrantay in goobaha la bartilmaameedsaday ay u dhawyihiin dhulka ay Israil Suuriya xooga uga qabsatay ee Golan Heights.

Kooxda kor-kala socota dagaallada sokeeye ee Suuriya ee fadhigoodu yahay London, ayaa iyana saakay xaqiijiyay in Israil ay gantaallo ku weerartay fariisimo ay ciidamada Suuriya ku leeyihiin dhinaca koofureed, gaar ahaan aagga loo yaqaano Tall al-Hara.

Kooxdan ayaa sheegay in ay jiraan khasaaro ay duqeynta geysatay, balse ma jirto faah-faahin dheeraad ah oo ilaa iyo iminka kasoo baxay weerarka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews