berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Qarax Lala Beegsaday Xarunta Dawlada Hoose Ee Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
July 25, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Injineer C/raxmaan Yariisoow ayaa

la sheegay inuu dhaawac uu ka soo gaaray qarixi ka dhacay xaruunta dowladda hoose ee Muqdisho.

Warkan oo aan ka soo xigannay Radio Muqdisho ayaa sheegaya guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Radio Muqdisho inuu shacabka gobolka Benadir uu ugu baaqay iney is dajiyaan.

Sidoo kale Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey iney jiraan dhaawac so gaaray Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka banaadir qaarkood iyo Agaasimeyaasha dowladda hoose qaar ka tirsan.

Waxaa uu sheegay in falkan Argigixisadu geysteen uusan joojin doonin shaqada ay shacabka u hayaan islamarkaana Shacabka looga baahan yahay iney isku duubni muujiyaan.

Qaraxa ayaa ka dhacay xaruunta dowladda hoose ee magaalada Muqdisho ayaa dhacay xilli uu maamulka uga socday shir toddobaadla ah oo ay yeeshaan.

Qof ku sugnaa gudaha hoolka uu shirka ka socday oo BBC u warramay ayaa sheegay inuu maqlay jug culus oo gudaha hoolka ka dhacday, dabadeedna uu arkay dad fara badan oo dhaawa ah oo goobtaasi laga qaadayo sida oo kalana ay jiraan dad dhintay.

Dadki ku dhaawacmay qaraxaasina waxaa la geeyey isbitaalka Digfer oo hadda loo yaqaanno Erdogan.

Xaruunta gobolka Banaadir oo ah xaruun ammaankeeda si weyn loo adkeeyo ayaan weli la garan qasaaraha rasmiga ee qaraxaasi ka dhashay.

Haddaba wixi ka soo kordho qasaaraha qaraxaasi BBC-da waxay la wadaagi doontaa akhristayaasha iyo dhageystayaasheeda

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews