berberatoday.com
Dhaawaca Gudoomiyihii Muqdisho Engneer Yariiisow Oo Dibadda Loo Qaadayo
July 25, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  ee Xarunta Dawlada Xamar Eng. Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow oo dhaawac culus uu kasoo gaadhey weerarkii Ismiidaamin ee shaley lala eegtey Xafiiskiisa gobolka Banaadir ayaa saaka asaga iyo Xubnaha kale Maamulkiisa ee dhawacyada ay soo gaareen la filayaa in loo qaado Daweyn Caafmaad oo ka baxsan Somaaliya.

Gudoomiye Kuxigeenka gobolka gobolka Banaadir Moxamed Cabdulaahi Tuulax ayaa VOA u sheegay in Dhaawaca gudoomiyaha uu ka qabo qaarka sare ee Jirkiisa.

Waxaa kaloo jiro xubno saddex gudoomiyaal ah oo qabo dhaawacyo culus ayagana.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews