Qareenada Udoodaya Xildhibaanada Xidhan Ee Gabiley Oo Sharci Daro Tilmaamay Rumaanka Ay Maxkamada Gobolku Udirtay.
July 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Lix kamida golaha deegaanka gabiley oo xukuumada labadii maalmeed ee udanbeeyay kasoo xidh xidhay magaalada gabiley ayaa saaka la horkeenay maxkamada gobolka maroodi jeex taasi oo rumaan garaysay mudo lix cisho xalaalaysayna xadhigooda/
