berberatoday.com
Beesha Caalamka Oo Wada Dadaalo Xoogan Oo Laysugu Soo Dhaweynayo Madaxda Siyaasada Somaliland Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay!
July 27, 2019 - Written by admin

 Hargeysa(Berberatoday.com)-Beesha caalamka ayaa maalmihii udanbeeyay ku hawlan sidi xal looga gaadhi lahaa khilaafka xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland iyo xukuumada madaxwayne biixi oo isku marin waayay arimaha koomishanka sobobayna in doorashada golayaasha wakiilada iyo degaanku dib udhacda markale intii madaxwayne biixi talada dalka hayay

Safiirka midowga Yurub oo ku sugan caasimada hargaysa ayaa ku hawlan sidii lays kugu soo dhawayn lahaa xisbiyada iyo xukuumada

Safiirka midowga yurub aaa kulan Arimahan la xidhiidha Habeenkii xalay ahaa kulan kula yeeshay huteelka maansoor madaxda xisbiyada Wadani iyo Ucid,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews