Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar).
July 27, 2019 - Written by admin
Gabiley(BErberatoday.com)-Alle ha,Unaxariistee waxaa maanta magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay marxuum caaqil axmed cabdilaahi xareed weerar oo kamid ahaa odayaasha gobolka gabiley oo habeenkii xalay ku geeriyooday isla gabiley.
