Daawo Muuqalka”Dhalinyarada Labada Beelood Ee Ceel Afweyn Colaada Dabada Dheeraatay Ku Dhexmartay Oo Urur Ay Ku Midaysan Yihiin Oo Nada Ka Shaqayn Doona Hargeysa Kaga Dhawaaqay
July 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)_Urur ay ku midoobeen aqoonyahan labada beelood ee dirirtu ku dhexmartay deegaanada ceel afwayn ayaa magaalada hargaysa kaga dhawaaqay urur ka shaqayn doona nabadaynta dadka walaalaha ee dirirtu kala fogaysa
Munaasibada shaacin ururkan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda asxaabta iyo masuuliyiin kumaada ka tirsan