Daawo Muuqalka”Waraysi Kale Oo London Lagula Yeeshay Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Maxamud Cabdi Jamac Xuuto
July 27, 2019 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ku sugan London’Maxamud Abdi Jamac (Xuuto) Oo oo socdaal ku maraya dalka ingiriiska ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya isagoo ka waramey Xaalada Guud Ee Saxaafada Iyo Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Somaliland