Madaxweynaha Puntland Oo Gudoomiye Ku Meelgaadh Ah U Magacaabay Degmo Ka Tirsan Somaliland
July 27, 2019 - Written by admin
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr50 oo ku taariikheysan 24,Luulyo, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha Ku meel gaadhka ah ee degmada Taleex.
Madaxweynaha Dowladda Puntland.