berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Saaka Deeganka Dawga Tabca Ku Dhex Maray Ciidanka Somaliland Iyo Jabhada Caare
July 27, 2019 - Written by admin

Snaag(Berberatoday.com)-Dagaal ayaa saaka ku dhex maray deegaanka Karinka ee degmada Ceerigaabo, jabhadda Korneyl Caarre iyo ciidamada Qaranka Somaliland.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii jabhadda korneyl Caarre ay shalay ka guureen goobtii hore ee ay deganaayeen una guureen degaankan cusub oo uu ku yaallo jidka muhiimka ah ee Dawga Tabca.

Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Si Dhow Ula Socday Dhaq-dhaqaaqa Jabhada Ninka falaagada ah ee Axmed Cawil Caare Ayaa Diiday Aag Bedelesho Uu Damacsana Inuu Sameeyo Taliya Caare,Taas Oo Ugu Danbayntii Sababtay In Dagaal Hor Leh Ka Dhex Qarxo Jabhada Iyo Ciidamada Somaliland,Dagaalka Ayaa Socday Mudo Saacado Ah,Waxaana Agagaarka Ay Labada Ciidan Isku Haleelen Laga Maqlaya Dhawaaqa Rasaasta,Ilaayo Hada Lama Xaqiijin Karo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaasi

Hase yeeshee warar aan la xaqiijin oo naga soo gaadhaya Gobolka sanaag iyo goobta dagaalu ka dhacay ayaa sheegaya in gaadiid dagaal laga qabsaday jabhada uu Caare horjooga uyahay askar katirsan malayshiyaadkiisa ciidamada qaranku gacan ku dhigeen.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews