“Heshiiskaas Seddexda Xisbi Qaran Gaadheen Wuxuu Barbilow U Yahay Doorasho Wakhtigeedi Dhacda Oo Xor Iyo Xalaal Ah”Musharax Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
July 28, 2019 - Written by admin
Heshiiskaas Seddexda Xisbi Qaran Gaadheen Maanta Wuxuu Barbilow U Yahay Doorasho Wakhtigeedi Dhacda Oo Xor ah oo Xalaala Hadaba Waxa Iswaydiin Leh Maxaynu Kabaran Karaa Doorashooyinkii Hore Ee Dalka Kadhacay Ee Baaramaanka Iyo Degaanka Ee reeruhu Tacabka Badan Galiyeen Dadkay Doorteen ?
Waxay Ilatahay In Lagu Lug’goay Guud Ahaan Dakii Ladoortay Way Yartahay Nin Degaankii Lagasoo Doortay Ku Noqday Oo Maanta Raad Muuqda Kaga tagayaa Iskuul Madarasad Wado Hal’shaay Oo Danguud ah Uu ka Qayb qaatay Ama Abaabulay In Qaadhaan Loo Ururiyo Goob goobahaas Aan Kor kusheegay Kamidah Umalaynmaayo Mid Shaqo abuur Usameeyay Dhalinyaradii Habeen iyo Maalinba Usoo Jeeday Inuu Xildhibaan Noqdo Badidooda Dadkii Ladoortay Waxaad Kadareemaysaa Cadaawad Ay U Qabaan Dadkii Doortay waxaad Kadareemaysaa Waxaan dantoodu Ka arkayn Inaanay galayn
Waxaad kadareemaysaa Degaankii Laga soodoortay Dhibkastoo ka dhacdaa inaanay damqayn
Waxaad dareemaysaa allah cabsigoodu inuu sii daciifayo
Waxaad kadareenaysaa Tudhaale La’aan
Waxaad kadareemaysaa tixgalin La’aan iyo Dadkii Oo aan u kalasoocnayn Caaqil suldaan Oday Muxtarimah Hooyo Xushmad Mudan
Anigoon Cid gaar ah Ujeedin Guudahaan Waa xog Xaqiiqa Aan Ururiyey In’layla arkayna waa suuragal
Gebogebo waxaan kulatalin lahaa inta wax doorata Dhalinyarada iyo Haweenka Inaanay Geed Xun Beerin Ilaahayna Fartooda waa waydiinayaa Waxay kusoo saaraan Danbiguu Galana Waa ka qayb
Inay Umeel dayaan Fartooda Oo aanay Odhan Yaan is Xignaa Ee ay Yidhaahdaan Yaa degaanka dalka iyo diinta wax U qabanaya Yaa danta Guud kashaqaynaya Yaa Balankuu Qaaday Oofinaya
Garmaqaatayaashiyo dakaa beera ruux gudhan
WABILAAHI tawfiiq ilaahow adaa doore ahe noo door siduu khayrku kujiro