”Agaasimaha Shaqo Qaran Ha Iscasilo….”Gudoomiyaha Garab Dhalinyarada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme”Daawo Muuqal
July 31, 2019 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu gabi ahaan-ba uu fashilmay mashruucii Shaqo qaran oo ay sheegen in ay ka xisbi ahaan u arkayeen ifa faalo u soo baxay dhalinyarada Somaliland
Sidoo kale Xisbiga Waddani waxaa uu ku baaqay in uu icasilo agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran , waxaana sidaas warbahinta maanta u sheegay Gudoomiyaha garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan