Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Lagu Weeraray Deegaanka Cali Saahid
August 3, 2019 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in deegaanka Cali Saahid oo ka tirsan gobolka Togdheer lagu weeraray badhasaabka gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi.
