Korneyl Caare Iyo Odayo Dhaqameedka Beeshiisa Oo Ku Kulmay Deegaanka Madar Mooge Oo Buurta Tabca Udhaw
August 3, 2019 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Kornayl Siciid Cawil Caarre, iyo odayaasha beeshiisa ee wada wadahalada xukuumadda iyo Caarre, oo ku kulmay deegaanka Madar-moge oo u dhow buurta Tabca ee gobolka Sanaag.
