berberatoday.com
Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Eng Yariisow)Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Muqdisho.
August 4, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Diyaarad khaas ah oo ka timi Magaalada Doxa ee Caasimada Dalka Qatar ayaa aroortii hore ee saaka Garoonka Muqdisho keentay Maydka Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Marxuum Eng Cabdiraxmaan Yariisow.

Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal, Gudoomiyaha Aqalka Sare Soomaaliya, Wasiiro heer federaal iyo mid goboleed iyo madax kale ayaa ka qaybgalay Tukashada salaada Janaasada marxuumka oo ka dhacday gudaha Airportka Muqdisho Ee Aadan Cade.

Dhamaan ka qaaybgalayaasha janaasada ayaa rabi uga baryay marxuumka inuu unaxariisto janatul fardawsana geeyo,

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews