Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Eng Yariisow)Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Muqdisho.
August 4, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Diyaarad khaas ah oo ka timi Magaalada Doxa ee Caasimada Dalka Qatar ayaa aroortii hore ee saaka Garoonka Muqdisho keentay Maydka Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Marxuum Eng Cabdiraxmaan Yariisow.