Xildhibaan Mahad Salaad Oo Katirsan Baarlamaanka Dawlada Xamar Oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Mahad Celiyay Cafiska Uu Ufidiyay Maxaabiis Galmudug Kasoo Jeeda Oo Budhacasd Badeednimo Ku Xukunaa
August 4, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Mahad Salaad, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa madaxweyne Muuse Biixi, uga mahad celiyay cafiska uu u fidiyay maxaabiis budhcad badeed ah oo Hargeysa ku xidhnaa.
“Waxaan halkaan mahadcelin aad u balaaran uga dirayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi cafiska uu u fidiyay dhalinyaro 19 ah oo kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo muddo 9 sano ah ku xirnaa Jasiirasada Seychelles kadibna loo soo wareejiyay Somaliland.