berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa Oo Wax La Layaabo Ku Tilmaamay Hadalkii Wasiirka Warfaafinta,Una Soo Jeediyay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo”
August 5, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo kamida xisbiga mucaaridka ah ee wadani mudana kusoo jira siyaasada somalida ayaa ka dareen celiyay hadal kasoo yeedhay wasiirka Warfaafinta xukuumada Madaxwayne Biixi oo col caare ku sheegay in uu yahay farac ka baxay wadani.

Siyaasi Buubaa aya isagu dhankiisa bixitaanka jabhada caare ku Eedeeyay Xukuumada Madaxwayne Biixi.

Sidoo kale siyaasi Buubaa ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka kasoo yeedhay wasiirka warfaafinta Isagoo ugu baaqay in raali galin ka bixiyay hadalkaasi uu kula dul dhacay gudoomiye cirro iyo jabhada caareba,

https://youtu.be/qtYWbQuBNV8

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews