Ujeedada Shir Oromada Iyo Soomaalida Uga Furmay Jigjiga
August 5, 2019 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Waxaa si rasmi ah magaalada Jigjiga uga furmay Shirkii Nabadeed ee Soomaalida iyo Oromada, Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxda labada deegaan, Odayaal dhaqameedka Soomaalida iyo Abaagadhayaasha Oromada, Guddoomiyaha Ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan, Madax heer fadaraal ah iyo marti sharaf kale.