“Hadalka Wasiirka Warfaafintu, Wuxuu Ina Tusayaa Sida Aanay Xukuumadu Uwada Socon”Siyaasi Cali Guray.
August 6, 2019 - Written by admin
Siyaasi Cali Guray Oo Wasiirka Warfaafinta Ugu Baaqay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo Eedihii Uu Xisbiga Wadani Kula Dul Dhacay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed yuusuf (Cali guray) Oo kamid ah xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay hadal kasoo yeedhay wasirka warfaafinta jsl Maxamed muuse diiriye oo Uu dhawaan si qaawan ugu weeraray xisbiga wadani kuna eedeeyay in jabhada caare tahay farac kamid ah.
Siyaasi cali ayaa lafo gur kusameeyay hadalka wasiirka isaga oo sheegay in hadal wasiirku bulshada reer somaliland tusayso sida aanay xukuumada biixi uwada socon wax talo ahna aanay u yeelanin.