Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakuur Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyay Xukuumadda Madaxwayne Farmaajo, H
August 6, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame oo kamida siyaasiyinta sida wayn uga soo horjeeda xukuumada Madaxwaynaha maamulka muqdisho ayaa eedo culus ujeediay farmaajo
Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur ayaa ka digay qorshayaal ay wado xukuumada farmaajo taasi oo la doonayo in shacabka lagu kiciyo