Shan Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dib Uhelay Xoriyadoodii Iyo Sababta Hal Xildhibaan Wali Uxidhan Yahay!
August 7, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Lix kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmaday gabiley oo mudo ku xidhaa magaalada hargaysa ayaa maanta Shan kamid ahi ay dib uheleen xoriyadoodii marka laga reebo hal xildhibaan oo wali isagu xidhan.
Xadhiga xildhibaanada ayaa waxaa ka danbayay wasaarada arimaha gudaha oo ku doodaysay in ay ka hor yimaadeen wareegto uu soo saaray wasiirka arimaha guduhu taasi oo uu ku mamnuucayay kalfadhiyada golayaasha deegaanka iyo in aanay gabi ahaanba xilka ka qaadi Karin maayarada dalka.
Shanta xildhibaan ee maanta lasii daayay ayaa kala ah