Xukuumada Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Hadal Kasoo Yeedhay Dawladda Seychelles.
August 7, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)- Xukuumada Somaliland ayaa markii uhoraysay ka jawaabtay hadal dhawaan kasoo yeedhay dawlada scehelles ay Somaliland ku eedeaysay in jabisay heshiishkii xukunka budcad badeeda ku xidhnaa jeelka hargaysa kuwaasi oo madaxwayne biixi saamaxaad ufidiyay
Garqayaaanka guud ee qaranka ayaa tafasiil sharci ka bixiyay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan