Daawo Muuqalka”Agaasimaha Shaqo Qaran Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Uu U Eryay Afar Dhalinyaro Ah Oo Cabasho Ka Muujiyay Imtixaankii!
August 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha barnaamijka shaqo qaran ayaa wax laga waydiiyay sobobta uu afar dhalinyaro ah oo ka cawday qaabkii uu udhacay imtixaankii loo galay shirkada singabuur silk Somaliland u eryay!
Agaasime mu,adinka ayaa si cadho leh uga jawaabay su,aasha la waydiiyay!