Daawo Muuqalka”Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey In Aaney Qabsoomi Karin Doorashooyinkii Dhici Lahaa Dhamaadka Sanadkan
August 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqen in aaney suurto gal aheyn in ay qabsooman doorashooyinkii golayaasha wakiilada iyo deeganka oo ku mudeysnaa in ay qabsooman 12.12.2019 , waxaana ay cadeyen in warqadii ay arintani khuseysay u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/EIUxb011gww